Waa Maxay Cryptocurrency?

February 20, 2025

Cryptocurrency waa lacag dijitaal ah oo isticmaasha nidaamka loo yaqaano (cryptography) si loo sugo. Waxay ku shaqeysaa nidaamyo blockchain ah oo baahinaya xogta, taas oo macnaheedu yahay in aanay jirin xarun dhexe sida bangiyo ama dowlado xakameeya.

Astaamaha Muhiimka ah:

1.malahan xarun dhexe oo laga maamulo. waxay ku shaqeysaa decentralized lama xakameeyo mana lahan bangi dhexe

2.amaan iyo daah furnaan.wax kala iibsiga waa la diiwaan geliyaa waxaana loo hubiyaa si aan been abuur lagu sameyn karin

3. Waxaad u adeegsan kartaa lacag bixin iyo sidoo kale maalgashi.

×