bilowga la- talinta crypto investment

March 25, 2025

Ma xiiseyneysaa inaad crypto-ga, maalgashato oo aad ka sameyso dakhli balaaran balse aadan garanayn halka laga bilaabo? Iyo qaabka aad umari leyheyd.

Somali Crypto One waxay kuu diyaarisay latalin iyo tababar kuu sahlaya inaad si nabad ah oo caqli iyo aqoon leh ugu dhex shaqeysato crypto.

waxaan bixinaa latalin khaas ah oo ku saabsan sida aad u sameysan leheed crypto currency portfolio management, trading wallets iyo sida looga fogaado khaldaadka halista ah.

ma u baaahantahay in lagu siiyo faham qorsheysan iyo maalgashi qorsheysan si aad ugu guuleysato maalgelintaada iyo trading ka si amaan ah

Ma rabtaa inaad maalgashi ku sameyso Bitcoin, Ethereum ama altcoins kale?

Ha gelin lacagtaada adigoon fahmin suuqa,Waxaan ku siineynaa la-talin xirfadaysan oo kaa caawinasa

  1. Sida loo doorto coins wanaagsan
  2. Maareynta riski-ga
  3. iyo keydin amaan ah
  4. bad baadada khatarta
  5. aaminaad iyo aqoon isku darsan
  6. Entry & exit-take profits waqtiga saxda ah

Haa. Laakiin sidoo kale waa fursad weyn,Waxaadna u baahan tahay:

  1. Faham sax ah
  2. Wallet sugan
  3. Talo-bixin la isku halleyn karo oo joogto ah.
  4. Maareynta riski-ga risk ama management

Haddii aad rabto inaad si badbaado leh u dhex gasho crypto, waxaan ku siineynaa hagitaan buuxa.

crypto consulting iyo aqoon isku darsan

hadaba si aad uga faa iideysato fursadaan waa inaan ogaano heerka aad ka joogto crypto ma waxaa tahay qof bilaw ah ama beginner mase dhex dhexaad mase qof waqti dheer kusoo dhex jirey hadba sida aan ula tacaamulno waxay ku xirantahay qiimeynta iyo markii aan ogaano qof walba heerka crypto ka joogo ayaan go,aan kasoo saari karnaa

Labo ayaan ukala qeybinaa dadka beginner ka ah waxaan udirnaa courseka aan bixino inuu qaato kadib markii uu wax soo fahmo ayaan u ogolaanaa in uu kasoo qeyb galo qeybta consulting ka sababtoo ah qof aan wax fahamaaneen consulting lama siin karo waana in uu heysto lacag fiican hadba inta lacagtiisu la egtahay ayaan u kala qaadi doonaa

dadka kale ee yaqaana cryptocurrency waan sii kala qaadnaa

Qorsheynta dakhliga cryptoTalo sax ah Go’aan sax ah La xiriir SC1 maanta si aad u hesho hagitaan sax ah, Halista iyo Badbaadada Crypto

  1. Inaad ka figaato scam ka
  2. inaad fahamto sida loo ilaaliyo lacagtaada
  3. inaad si badbaado leh ula macaamiisho suuqayada
  4. helida farsamooyon fud fudud
  5. sameynta portfolio management faa iido badan sameysa

kusoo biir telegram group keena

https://t.me/somalicrypto4

fiiro gaar ah somali crypto one ma qabato wax lacag ah lacagtaada adiga ayaa heysaneysid

formka hoose iska soo diiwaan geli

10 Comments

  1. Sumaya mohmed

    March 25, 2025

    Ustaad suaal ban qabaa hdd lacg invesment gashato crypto lcgtada faaidadeda ma Mel gooni ah bay kugu aruurin sidee faaidada ugala baxaa anigoo rasmalkyga taaban mise Mr wlba ay faaido SAMYSO wa layska iibiyaa

  2. betbusslots

    December 8, 2025

    Feeling lucky? betbusslots is where you can try your hand. Just remember to gamble responsibly, alright? Don’t go betting the house!

  3. bet10br1

    December 18, 2025

    Looking for a new bookie? I’ve been testing bet10br1, and it’s got a lot going for it. Good deals and a responsive interface. Give it a shot at bet10br1.

  4. bet4444casino

    December 30, 2025

    Bet4444casino? The number 4 is lucky I guess. I’m cautiously optimistic. Let’s see if this place gives me good vibes. Good luck to all. Check it out yourself: bet4444casino

  5. 009betvip

    January 11, 2026

    Just tried out 009betvip – not gonna lie, pretty slick site! Easy to navigate and had a good time. Check ’em out! 009betvip

  6. 9betcassino

    January 11, 2026

    9betcassino, eh? Gave it a spin and the casino games are pretty legit. Good selection and seemed fair. Might be my new go-to. 9betcassino

  7. 33win8bet

    January 11, 2026

    33win8bet… hmm, checked it out. Not bad! Sports betting section seems pretty comprehensive. Worth a look if you’re into that. 33win8bet

  8. kkkjili29

    February 3, 2026

    Yo, kkkjili29 caught my eye. Weird name, but hey, could be a hidden gem. Going to give it a look-see: kkkjili29

  9. phdream11login

    February 3, 2026

    PhDream11Login makes it easy to jump right in. Quick and simple login process. Definitely worth checking out if you’re into this stuff phdream11login.

  10. win88blueslot

    February 3, 2026

    Win88blueslot is calling my name! Those slots look tempting. Maybe today is my lucky day win88blueslot. Feeling lucky, are you?

Leave a Comment

×