
Barashada candlestick ama kandhalada suuqa ama charts ka suuqa waa mid iska fudud balse qofka suuqa ku cusub kuma wanaagsana in uu ka bilaabo candlestick waxa uu ku noqonaa confuse ama jaha wareer ayaa ku dhalanaya qofka marka uu kubcusub yahay suuqa cryptocurrency way iska wanaagsan tahay sina uma wanaagsana inaad taqaano magacyada ay sameystaan candles ka sida hamar doji marabuzi engulfing three white soldiers three black soldiers iyo macagyo kale oo badan kandhaladaas markesy bataan oo ay isku tagtagaan waxay sameystaan nashqado badan waxaana loo yaqaanaa patterns sida waana 14 pattern waxaa ka mid ah head and shoulder inverted head and shoulder sending channel depending channel double tob double bottom channel cup and handle inverted cup and handle iy kuwo kale oo badan marka qofka suuqa ku cusub hadii waxaan oo kala nuuc nuuc usii kala baxaaya looga bilaabo waa uu ku wareeraa marka dambena suuqa wuu ka carari doonaa marka ardayda cusub waxaan talo ahaan usiin lahaa in ay ka bilaabaan courseka aan bixiyo aniga ardayda waxaas oo dham waanka ilaaliyaa oo waxaan baraa strategyad fudud oo aan aad uga soo shaqeeyey ardayga uusan meel kale ka heleyn waana wax aniga ii gooni ah runtii ardayda baratay way ka mahad celiyeen sida fudud ee aan uga shaqeeyey course kaan oo aan waqti iyo lacag iyo maskax intaba geliyey qofka qaatana waxa uu noqdaa qof weligiis suuqa musoo dhex jirijirey oo kale oo professional ah xitaa waxa uu ka horeeyaa ardayga course keyga qaatay dadka suuqa kusoo jirey 10 sano iyo ka badan waxaana mahadaas iska leh allaah subxaanahuu watacaalaa