
crypto currency maanta waa fursada kaliya ee qof walba oo aduunka ku nool uu si fudud lacag uga sameyn karo.
kaba soo qaad 2009 kii btc waxay joogtey qiimeheeda wax ka yar 1$ dollar qofkii 100$ dollar oo kaliya gashan lahaa xiligaas waxa uu heysan lahaa 500 oo xabo oo bitcoin ah maanta oo ah 2025 waxay maree halkii xabo oo btc ah 100,000 boqolkii dollar waxay ku siin leheed lacag gaareysa 50,000,000 malyan oo dollar.
dadkii xiligaas fahamsanaa maanta waa billionaires waa dadka aduunka maanta ugu lacagta badan