maanta iyo crypto

February 22, 2025

hadii aad rabto maanta inaad crypto currency lacag waa weyn aad ka sameyso waxaad u baahantahay aqoonta crypto currency imaad si fiican u barato balse waagii hore xiligii 2009 kii bitcoin wax yaqaaney malahan oo dad badan ma eysan isticmaaleyn bitcoin kaligeed ayey suuqa ku eheed sababta ay si fudud qiimeheeda sare ugu kacay waa sidaas hada lkn waxaa jira millions coins ah oo suuqa ku jira oo is kugu jira kuwo fiican iyo kuwo xun intaba waa in aad kala taqaanaa midka si dhaqsaa lacag kuu siin kara iyo midka aan waxba ku siineyn taasina waa inaad aqoonteeda la timaadid hadii wax aadan aqoon uleheyn aad lacagtaada iskaga shubto waxaa mac quul ah inaad lacagtaadii dhameyd sidaas ku weyso marka qof walba oo raba in uu crypto ka shaqeysto oo ku cusub suuqa waxaan kula talin lahaa in uu wax barto si aad u kala aqooto coinkee lacag fiican ku siin kara iyo coinkee lacag fiican ku siineyn.

×