
Mustaqbalkaaga dhaqaale wuxuu ka bilaabmaa HALKAN!”
Ma aha sheeko cusub in dad badan ay ku soo baraarugeen lacagaha crypto-ga…Laakiin waxaa yar kuwa fahmay sida loo ganacsado si caqli iyo nidaam leh.
Fahamka Dhabta ah ee Suuqa:
Waxaad baran doontaa sida ganacsatada waaweyn u furaan suuqa – adigoo adeegsanaya falanqeyn sax ah iyo xeelado adag.
Maaha inaad wax kasta baratid, waxaad baran doontaa waxyaabaha muhiimka u ah guushaada – si kooban, si ficil ah.
Casharro Toos ah oo Ficil ah:
Waxaad ku tababaran doontaa suuqa live ah — adigoo ku shaqeysanaya tusaalooyin dhab ah oo si deg deg ah natiijo kuu keena. Profitable strategies
Khatarta Yaree, Faa’iidada Kordhi:
Koorsadani waxay kaa ilaalin doontaa khaladaadka ay sameeyaan dadka bilowga hore – waxayna kuu horseedi doontaa xasillooni maaliyadeed.
Waxa aan ku siineyno maahan course kaliya ee waa guusha isbedelka dhabta ah ee guusha noloshaada
Hadii aad ka fikiri jirtey goorma ayaan nolosha is bedel dhaqaale ka gaari doonaa jawaabtu waa hada kaliya waxaa kaa xiga qaadashada go,aan iyo ka dhabeynta ficil.
“Ma rabtaa inaad suuqa crypto-ga ka faa’iideysato si xirfadeysan?”tani ma ahan koorso caadi ah — waa jidkii aad ku noqon leheyd ganacsade garaad leh oo suuqa si qoto dheer u fahma.
sidii aad u noqon leheed ganacsade suuqa crypto aqoon buuxda u leh qeybta tradingka islamarkaana aad u noqon leheyd ganacsade istaraatiiji ah oo guuleysta
Ma ogtahay in suuqa crypto-ga uu fursado dahabi ah kuu hayo?
Haddii aad rabto inaad noqoto qof si maskax iyo xirfad leh uga ganacsada suuqa lacagaha dijitaalka ah – koorsadan adigaa looguugu talagalay! Waana fursadii aad abid sugeysey
Koorsadan waxa ay ku siinaysaa xirfad dhab ah, faham qoto dheer, iyo xeelado ganacsi oo la tijaabiyey — si aad u noqoto ganacsade guuleysta.
Crypto Trading Course – Baro Ganacsiga Lacagaha Dijitaalka ah!”beddel noloshaada maaliyadeed maanta!”
1. Crypto Trading Course (Koorsada Ganacsiga Crypto-ga)”Beddel mustaqbalkaaga
waxad ku baran doontaa
1. Barashada sida suuqa loo akhriyo (technical & fundamental analysis)
2. Xeelado ganacsi oo ay adeegsadaan xirfadlayaal waaweyn ah
3.Maareynta khatarta iyo xakamaynta khasaaraha
4. Talooyin toos ah iyo tababar ficil ah (live examples)
5.Tani Ma Aha Koorso kaliya– Waa Isbeddel!. Sida loo aqoonsado isbeddellada suuqa iyo fursadaha qarsoon
6. Falanqeyn farsamo (technical analysis) iyo (fundamental) analysis
7. Xeelado ganacsi oo kaa caawinaya inaad faa’iido joogto ah hesho
8. Tababar Toos ah + Group Support: Waxaad helaysaa taageero toos ah iyo bulsho waxbarasho oo firfircoon
9. Dhisidda Istaraatijiyad – Sida loo sameeyo trading plan guuleysta
10. Xeeladaha iyo Siraha qarsoon ee ay adeegsadaan Ganacsatada Waaweyn! Crypto
11.Waxaad baraneysa istiraatiijiyad dhab ah oo aad marwalba kula socoto bilawga soo daadashada suuqa iyo bilawga dhaqaaqa suuqa si aad marwalba u noqoto faa iido sameeyaha ugu horeeya ee suuqa
12. lahaanshaha istaraatiijiyad kuu gaar ah oo aad uga ugaarsato suuqa si aad u dabato lacagta ku jirta suuqa ee qofkataahi uusan heli karin
2. Crypto Investment Course (Koorsada Maalgelinta Crypto-ga)
Koorsadan Crypto Investment Waa Fursadda Aad Sugaysay!
Ma rabtaa lacagtaadu inay kuu shaqeyso intaad hurdeyso?
Koorsadan waxay kuu fureysaa waddo aad ku noqoto maalgaliye crypto ah oo fahmaya:
Goorta la galo fursada Goorta laga baxo si faa’iido leh Sida loo maareeyo khataraha Iyo sida loo dhisto hanti fog
Qeybtaan waxad ku baran doontaa sidii aad u noqon leheed maalgashade suuqa crypto aqoon buuxda u leh qeybta investment
Ma rabtaa inaad lacagtaada u shaqaysiiso adigoon khatar gelin?Koorsadan waxay ku baraysaa sida loo noqdo maalgaliye crypto ah oo garanaya goorta la galo, goorta laga baxo, iyo sida loo yareeyo khasaaraha.
Hadii aad adiga lacagta u shaqeyn jirtey maanta laga bilaabo lacagtu ayadaa kuu shaqeyn doonta adna waad nasan doontaa
Maalgashi kastaa ma aha fursad — waxaad baran doontaa sida loo kala saaro kuwa dhabta ah iyo kuwa khiyaanada ah.
waxaad ku baran doontaa
1.Istaraatijiyado maalgelin oo muddo fog ah iyo muddo gaaban intaba
2.Khatarta iyo faa’iidada maalgelinta
3.sida loo qiimeeyo mashaariicaha crypto
4. Strategyado maal gelin oo xasiloon
5. Kala-duwanaanta portfolio-gaaga
6.sida loo aqoonsado fursadaha dahabiga ah ee suuqa
7. Dca strategy
lahaanshaha istaraatiijiyad kuu gaar ah oo aad uga ugaarsato suuqa si aad u dabato lacagata ku jirta suuqa ee qofkastaahi uusan heli kari
Kusoo biir maanta!Waxaad heli doontaa hagitaan iyo taageero buuxda.
Daawo video gaan sida la iskaga diiwaan geliyo kooraska
daawo muuqaalkaan hoose sida loo iibsado crypto
Yeelo hadaf saxan daawo oo fahan muuqaalkaan
kusoo biir telegram group