
Haddii aad rabto inaad lacag crypto dirto, habka uu u shaqeeyo waa sidan:
Diraha wuxuu geliyaa cinwaanka qaataha iyo inta lacag uu dirayo.
Xogta waxaa la marsiinayaa blockchain, halkaas oo shabakada (nodes) ay xaqiijinayso sax ahaanshaha wax kala iibsiga.
Haddii la ogolaado, wax kala iibsiga waxaa lagu daraa block cusub.
Qaataha wuxuu helaayaa lacagtiisa.
sidaas ayuu u shaqeyaa marka lacag laga diraayo crypto exchange.