Taariikhda wiilkii bitcoin pizza ku iibsadey

May 4, 2025
taariikhda 22 dii may 2010-kii waxaa dhacay arin layaab leh oo loo aqoon saday maalinta bitcoin pizza day. Wiil lagu magacaabo laszlo hanyecz, oo ahaa barmaamij sameeye [Programmer] u dhashay wadanka mareykanka ayaa noqday qofkii ugu horeeyey ee isticmaala bitcoin si uu wax ugu iibsado, waxa uu ku iibsadey labo xabo oo pizza ah oo uu uga iibsadey maqaxi layiraahdo pizza hut ama isagoo bixiyey 10,000 oo bitcoin [BTC].
markaas qiimaha Bitcoin aad ayuu u yaraa waxaana dad badan u arkaayeen inuu yahay code aan qiimo laheyn. Laszlo oo deganaa gobolka florida, wuxuu ubaahday in uu helo pizza maalintaas. Wuxuu fariin kusoo qoray form-ka bitcoin talk .isagoo leh waxaan bixinaa 10,000 BTC ah hadii qof ii keeno labo xabo oo pizza waaweyn. Qof ingiriis ah oo layiraahdo Jeremy sturdivant oo isticmaali jirey Internet ka ayaa aqbalay heshiiska, wuxuuna u geeyey labadii xabo oo pizzaha aheyd asagoona laszlo ka qaatay 10,000 oo bitcoin ah .
sidaas darteed laszlo wuxuu noqday qofkii ugu horeeyey ee isticmaala bitcoin si rasmi ah ,taasoo ka dhigtay mid qiimo ganacsi yeeshay. Waqtigaas 10,000 oo btc waxay u dhigantey qiyaaatii $41 usd laakiin maanta qiimaha 10,000 oo bitcoin wuxuu gaarey wax ka badan 1 billion oo dollar.
laszlo ma qoomameyn, waxaana uu sheegay in uu ku faraxsanaa in uu gacan ka geystey tijaabinta bitcoin iyo muujinta in lagu iibsan karo alaab dhab ah bitcoin. Inkastoo dad badan maanta la yaaban yihiin sida uu labo xabo oo pizza ah ugu iibiyey lacag maanta gaareysa 1 billion iyo kasii badan. Laszlo waxa uu ku faanaa inuu door weyn ku lahaa hormarka bitcoin.
maalintaas 22 may hadda waxaa loo dabaal degaa sannad kasta, waxaana loogu magac daray bitcoin pizza day, iyadoo bulshada crypto ay u aragto xasuus iyo xushmad u leh geesinimadiisa iyo bilaabista isticmaalka bitcoin in lagu iibsado alaab dhab ah.

http://Xirfad.net

kusoo biir telegram group keena

https://t.me/somalicrypto4

coach cumar maxamed

8 Comments

  1. ProjectPM

    November 12, 2025

    This post has been a great help.

  2. pk33gamedownload

    December 8, 2025

    Anyone know where I can snag the latest pk33gamedownload? Heard they’ve got some sweet new options. Planning to download it here pk33gamedownload

  3. 365 slots vip

    December 18, 2025

    Seriously loving 365 slots vip for the huge slot variety! You can play for days and still not try all the options. Plus, sometimes they have VIP-exclusive jackpots. Don’t miss the fun at 365 slots vip.

  4. bet07casino

    December 30, 2025

    bet07casino is pretty legit. I like their live casino section. Good dealers and a decent overall experience. See for yourself bet07casino

  5. a55gameapk

    January 10, 2026

    Alright, so I snagged the a55gameapk and it’s not bad at all! Quick download and smooth gameplay. Give it a shot: a55gameapk

  6. ev999

    January 11, 2026

    Yo, check out ev999. Info! I’ve been playing there for a bit and it’s pretty solid. Good selection of slots and live games. Bonus is pretty juicy too. Give it a whirl! ev999

  7. fun97a

    January 11, 2026

    Looking for a new online casino? Fun97a.info might be worth checking out. Heard mixed reviews, but I’m always up for trying something new. Anyone got any insider info? fun97a

  8. go8bet

    January 11, 2026

    Go8bet? Hmm, feels familiar. I think I saw an ad for them. Anyone here a regular? Is it legit? I’m tired of getting burned by dodgy sites. go8bet

Leave a Comment

×