bitcoin 2009

March 1, 2025

2009 kii waa xiliga la dhagax dhigay coinka bitcoin ee maanta ugu caansan dunida caalamka waxayna millionaire ka dhigtay si fudud dad badan oo faqiiriin ahaa oo ay ku qaadan lehed inay taajiriin noqdaan waqto aad iyo aad u fara badan waana w waxa lagu yaqaano suuqa cryptocurrency in qof maanta faqiir ahaa uu su fudud ku noqdo taajir sidoo kale dadka aan aqoon uleheyn waxay si fudud ugu qasaari karaan hadii aysan aqoon jirin bitcoin xiligaas waxay aheed qiimaheeda wax ka yar 0.3 dad ayaa ku iibsadey qiimahaas markey mareysey oo nasiib u yeeshay waana dadka sida fudud millionaire u noqday maxaad umaleynee ninkii 100 dollar iibsadey 0.3 marka bitcoin ay mareysey waxaa la siiyey 333.3 xabo oo bitcoin ah maanta oo bitcoin ay mareyso 84,000 waxa uu heystaa lacag gaareysa 280,000,000 million oo dollar kawaran waxa uu ku iibsadey 100 dollar ii kaliya maxaad umaleynee qofkii 1,000 ku iibsadey maanta waxa uu heystaa 280,000,000 million oo dollar

lkn hada waxaan dhihi karaa fursadaas way soo yaraatay oo hada waxay iskugu soo hartay aqoon iyo experience waxaa laga yaabaa waagaas qof aan waxba aqoon uleheyn in uu millionaire si fudud iskaga noqdo sababtana waa in fursada ay banaanka iska Taaley balse hada waxay iskugu soo hartay nin yaqaana sida bada inta lagalo malaayga looga soo dabto kadibna looga soo dabaasho adoo malaay wata

×