
bitcoin waa lacagtii ugu horeysey ee lasameeyo waxaana lasameeyey 2009 kii bitcoin waxaa loo sameyey in lagu xakameeyo sicir bararka waana sababta loo sameyey in ay ladagaalanto sicir bararka uu mareykanka aduunka iska saaro markuu rabo waxaana sameyeeyey bitcoin koox lamagac baxday satoshi nakamoto ilaa iyo hada lama yaqaano meesha ay joogaan iyo dadka ay yihiin.
altcoins: waa wixii kasoo haray btc oo lasameyey btc gadaasheeda sida ethereum ada solana xrp bch iyo wax alaala waxa suuqa coins yaala oo dham waxaa loo yaqaanaa altcoin markii laga reebo btc.