Isku day su,aashaan

March 10, 2025

soo daadashada suuqa

beryihii ugu dambeyey ilaa hada suuqa xaaladaliisa waa mid down trend ah ama soo daadasho ah dad badan oo suuqa kor kasoo galay waxay ku jiraan 50% waxka badan dad badan waxay is weydiiyeen tolow intee loo socdaa maxay tahay sidaan dhan suuqa loo daadinaayo dadka qaarkood suuqa qasaaro ayey uga bexeen dadka qaarkoodna weli wey heystaan dadka qaarna waxay suuqa ula dhaqmeen sidii loogu tala galay oo waxay sameeyaan dca balse waxaa xusid mudan in aan ardayda la wadaagey mudo laga joogo 2 blood oo aan usheegay suuqa wixii investment ku jira ineey iska gadaan coins kooda oo dhan ama inta ugu badan natiijadii oo sax ah hada ayaan aragnaa markaas bitcoin waxay mareysey 109000$ maantana waxay mareysaa 79000$ daadashadaan waa mid aan horay u ogeyn marka aan ka fiirinay meelo badan 1m time frame and 1w time freeframe si kastaba suuqu waa uu soo laabanaa markii uu gaaro meel erea value adag ah waxaana ugu sokeysa meel aan isleeyahay hadii uu sidaan kusii socodo waa laga soo celin karaa waana 69000 ilaa 68000 which,s daily time frame waxaa xaqiiq ah in dad badan ay suuqa ka cararreen markey arkeen daadashada tirada badan balse waxa lagaa rabaa in aad sameyso dca oo aad average buy gaada keento marwalba meel hoose markii suuqu uu dhaqaaqo si aad faa iido uga sameyso

×