

makula tahay solana in meehaas ay jebin doonto waxay joogtaa meel si isku mida area volume u ah same 1d 1w 4hr maxay kula tahay
aragtidaada hoos ku reeb adoo sabab beynaaya
aniga aragtideyda waxay ila tahay in aysan meeshaas hoos u dhaafi doonin hadey dhaaftana aysan dhaafi doonin ilaa iyo 114$ meelahaas
sababta aan sidaas uleeyahay meeshaan waa meel erea value ah ama bottom ah marka aan ka fiiriyey 1d time freeframe iyo 1w time freeframe
adna aradtidaada hoos kusoo qor