
Volatility dhaqdhaqaaqa suuqa waa suuq marna hoos udaadanaaya marna kor aadaya waana waxa suuqa cryptocurrency ay caanka ku tahay hadii aan Volatility uusan jirin lacag lagama sameeyeen suuqa cryptocurrency si aad uga faa iideysato waxaad ubaahantahay strategy skills waa inaad garaneyso meesha suuqa kasoo laabanaayo oo saxda ah waana waxa ay ku shaqeystaan shirkadaha waa weyn ee suuqa marna soo daadiya marna dhaqaajiya waana aqoonta hadii lagaa lacag badan yahay yaan lagaa aqoon badin aqoontu ayadaa lacagta keenta waana waxa leysku dhaafay somalidu marka hore lacagta ayey raadiyaan meeshii ay marka hore aqoonta ay raadi lahaayeen marka qof walba waxaan kula tali lahaay inaad lacagta raadinteeda ka hormarisaan aqoonta.