Waa Maxay IMF? Hordhac Kooban oo ku Saabsan Sanduuqa Lacagta aduunka (IMF – International Monetary Fund) waa mid ka mid ah hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah ee ugu saamaynta badan dunida.
Waxaa la aasaasay shirkii Bretton Woods sanadkii 1944, wuxuuna maanta leeyahay 190 waddan oo xubin ka ah.
Ujeeddada guud ee IMF waa kobcinta xasilloonida dhaqaalaha caalamiga ah iyada oo loo marayo caawinta maaliyadeed, talo bixinta, iyo tababaro la siiyo waddamada u baahan.
Dunida maanta oo dhaqaalayaashu aad isugu xiranyihiin, IMF waxay door muhiim ah ka ciyaartaa ka hortagga dhibaatooyinka dhaqaale iyo soo celinta xasilloonida marka dhibaato dhacdo.—Maxaa Sababay In La Abuuro IMF?Kadib burburkii uu sababay Dagaalkii Labaad ee Adduunka, dhaqaalihii dunidu wuxuu galay xaalad adag. Wadamo badan waxay la kulmeen burbur ku yimid lacagahoodii, kaabeyaashii dhaqaalaha oo burburay, iyo nidaam ganacsi oo aan degganayn.
Si dib loogu dhiso dhaqaalaha caalamka loogana hortago dhacdooyin la mid ah Hoos u Dhaca Dhaqaalaha ee Weyn (Great Depression), qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha caalamka waxay ku heshiiyeen in la sameeyo IMF.
Ujeeddooyinka laga lahaa waxay ahaayeen:Kobcinta ganacsiga caalamiga ah,Xasillinta heerarka sarrifka lacagaha,Bixinta gargaar maaliyadeed oo ku meel gaar ah waddamada la kulma dhibaatooyinka dheelitirka lacagaha soo gala iyo kuwa baxa (balance of payments issues).—IMF Maxay Qabataa?IMF waxay gaartaa ujeedooyinkeeda iyadoo fulisa saddex hawlood oo waaweyn:
1. Kormeer (Surveillance):IMF waxay falanqaysaa dhaqaalaha adduunka guud ahaan iyo dhaqaalaha waddan walba oo xubin ka ah gaar ahaan. IMF waxay si joogto ah u daabacdaa warbixino, sida World Economic Outlook iyo Global Financial Stability Report, kuwaas oo ay ku jiraan falanqayn, saadaal mustaqbalka ah, iyo moodallo xisaabeed. Warbixinadani waxay ku saleysan yihiin qiyamka dhaqaalaha iyo tirakoob la og yahay, kuwaas oo lagu xaqiijiyo natiijooyinka iyadoo la adeegsanayo tijaabooyin horay loo sameeyey (back-testing) ilaa xilli gaar ah.
2.gargaar maaliyadeed
marka wadan uu la kulmo xaalad dhaqaale xumo sida burburka lacagta ama sicir barar sare, wuxuu IMF- ka codsan karaa deyn.
deyntan waxaa badanaa la socda shuruudo siyaasadeed sida did- uhabeynta nidaamka canshuuraha ama dhimista kharashaadka dowlada,sida loogu caawiyo waddanka inuu xasilo oo uu kobco.
3.Dhisidda Awoodda oo loo yaqaano capacity Development:
IMF- wuxuu gacan ka geystaa xoojinta hey-addaha`waddamada isagoo siinaya tababar iyo taageero farsamo.
tani waxay ka mid tahay hagaajinta nidaamka uruurinta canshuuraha,dhisidda bangiyo dhexe oo xoog leh, iyo kordhinta hufnaanta maaliyadda dadweynaha.
sidee loo maal geliyaa imf-ka?
imf-ka waxaa maalgeliya dalalka xubnaha ka ah, kuwaas oo ku deeqa lacag ku saleysan baaxadda dhaqaalohooda.
deeqdaan waxaa loo yaqaanaa “quotea”waxayna sidoo kale go,aamisaa awoodda codbixinta Ee waddan kasta, mareykanka maadaama uu yahay dhaqaalaha ugu weyn aduunka,ayaa leh quota ugu weyn iyo codka ugu badan.
.eedeymaha loo jeediyey imf-ka:
inkasta oo imf-ka caawiyey dalal badan inuu ka fogaado dhibaatooyin dhaqaale,oo ka sii daran,hadana waxaa jira dhaleeceyn la xariirta.
. Shuruudo adag oo deymaha ah:
qorshayaaaha imf-ka ee xakameynra dhaqaalaha[ austerity] waxay hoos u dhigaan kharashaadka dowlada, taasoo saameyn karta shacabka caadiga ah.
. Xalka hal qaab uun ah:
dadka dhaleeceeya waxay leeyihiin imf-ka ma tixgeliyo xaaladaha dhaqaale iyo dhaqan ee waddan walba.
. Awood qeybsi aan sineyn:
dalalka dhaqaale ahaan Waaweyn ayaa saameyn badan ku leh go,aanada imf-ka taasoo walaac ka dhalisay cadaalad darada.
gunaanad
imf-ka waa hey,ad awood leh oo door weyn kuleh xasilinta maaliyadda caalamka. Wuxuu dalalka siiyaa gargaar dhaaaale, falanqeyn maaliyadeed iyo talo khubaro ah si ay uga gudbaan dhibaatooyin dhaqaale oo ay la kulmaan. Sikastaba ha ahaatee waxtarka iyo cadaaladda siyaasadaha imf-ka weli waa mowduuc laga doodo. Hadii aad tahay siyaasi maal-geliye ama muwaadin caalami ah,fahamka waxa uu yahay imf-ka ayaa muhiim kuu ah, si aad u fahamto sida dhaqaalaha adduunku u shaqeeyo.
Ku soo biir telegram groupka 👇
https://t.me/somalicrypto4
Coach cumar maxamed


92cocogame
If you’re looking for some easy-to-pick-up games, 92cocogame is a good place to start. Nothing too serious, just pure fun! Go here 92cocogame.
bombing fishing
Bombing Fishing? Sounds like my kinda party! Just stumbled upon it at Bombingfish.online and it’s looking pretty sweet. Check out the link bombing fishing.
gybetbonus
Who doesn’t love a good bonus? gybetbonus seems to have a few decent ones going on. Might be worth checking out if you’re looking to stretch your bankroll. Find it here: gybetbonus
ag999gamedownload
Downloaded the game from ag999gamedownload, super easy and fast. No sketchy stuff, just a smooth download. Recommended! Get it from ag999gamedownload
gamevip88club
Alright, listen up. gamevip88club is where it’s at if you want the VIP treatment. Exclusive games and awesome rewards. What more could you want? Join the gamevip88club!
88zh88downloadapk
Yo, just grabbed the 88zh88downloadapk. Seems legit so far. Downloading was quick and easy. Fingers crossed it works as advertised! Check it out here: 88zh88downloadapk
luckbetbr
Hey guys, heard about luckbetbr.net from a friend. Quick signup, easy deposit. Looking forward to some good luck! Go go go! Link right here: luckbetbr
spribewin
Spribewin…sounds kind of catchy! Wonder what kinda of things there going to be over there. Check the vibe over at spribewin.
98tp
98tp… Short sweet to the action. Hope to see you there and see what things are looking like over at 98tp.
q5betgamedownload
Alright guys, looking for the real deal download spot for q5betgamedownload. Don’t wanna mess with any shady links. Drop some knowledge if you’ve found a safe one!
e2bete2betlimted
Stumbled across e2bete2betlimted the other day. Had a look around. It seemed interesting with its array of options. Worth taking a quick look at e2bete2betlimted.
lode3mien
Trying my luck with lode3mien on 8livesoy.com! Fingers crossed for a big win! Anyone else playing? Check it out for yourselves: lode3mien
go99globe
Alright, so I stumbled upon go99globe. Looks kinda promising. Gotta dig deeper and see what’s up. Maybe some good games in there? Worth a look at least: go99globe
jl999
Anyone heard of jl999? I gave it a try, good stuff. See what you think! All here: jl999
one789/ld789
Trying my luck with “one789/ld789” heard through the grapevine it’s a good spot. Let’s see if the rumors are true.
ph364org
Ph364org is alright. I’ve spent some time exploring the site. It’s straight forward but not really anything special. It is what it is, you know? Go see for yourself at: ph364org
aaabet
AAABet, you got my attention! The platform is well designed and I’m having a blast. Definitely recommend giving it a shot. Give it a go here: aaabet
casinoLover
Casino Guru is a lifesaver! Saved me from a dodgy site once, now I always check their reviews before I play. Totally recommend! You can too – casino guru