bitcoin pizza day: maalin taariikhi ah oo bedeshey mustaqbalka lacagta bitcoin.

May 16, 2025
maalinta bitcoin pizza day waa xasuus qoto dheer oo sida ganacsi yaryar uu u noqon karo bilow waali ah! Ma ogtahay in 10,000 btc lagu iibsadey labo pizza ah? Hada qiimahaas wuxuu noqon lahaa balaayiin dollar! Maalintaas waxay cashad inoogu tahay dulqaafka iyo crypto.
22-may 2010 kii waxaa dhacay mid ka mid ah dhacdooyinka ugu yaabka badan uguna qiimaha badan ee taariikhda dhaqaalaha casriga ah.
nin lagu magacaabo laszlo henyecz oo u dhashay mareykanka ayaa labo xabo pizza ah ku bedeshey 10,000 btc ah, waqtigaas bitcoin maleheyn qiime suuqeed la taaban karo wuxuuna laszlo si geesinimo leh u bilaabay iibsiga ugu horeyeey abid ee lacag dijitaal ah loogu beddelo badeeco dhab ah.
dhacdadaan waxaa lagu magacaabaa bitcoin pizza day waana maalin xasuus gaar ah leh oo si gaar ah looga xuso bulshooyinka crypto ee caalamka. Maaha oo kaliya in la xasuusto labo pizza ee waa in la qiimeeyo hal-abuurka go,aanka iyo dhabaha adag ee ay mareen kuwa rumeysnaa mustaqbalka bitcoin iyo technologyada blockchain.

hal abuurka ka dambeeyey pizza day.

marka aad maqasho (bitcoin pizza day) waxaa muhiim ah in aad fahamto waxa dhab ahaantii ay mataleyso waxay aheyd.
. Iibsigii ugu horeeeyey ee la hubo ee Bitcoin loogu beddeley badeeco dhab ah.
.barta is beddelka ee Bitcoin uga gudbey fikrad kaliya una beddeley in loo isticmaalo nolosha dhabta ah.
.tallaabo dhiiran oo muujisay hal-abuur iyo tibaabo guuleysatey.
Waqtigaas 10,000 btc waxay qiimo ahaan la mid aheyd ku dhowaad $41 dollar maanta? Qiimahaasi wuxuu dhaafay $900 oo million oo dollar labo pizza oo noqotay oo noqotay kuwa ugu qaalisan taariikhada aadanaha.

maxay ka dhigan tahay maalintaas?

bitcoin pizza day maaha maalmo lagu qoslo ama kaliya loogu dabaaldeggo waxay tahay.
xasuus: inkasta oo technologyadu cusub tahay qiimeynta iyo adeegsigeedu waxay u baahan yihiin dad rumeeya.
dhiirigelin: wax kasta oo weyn waxay ka bilaabmaan tibjaabo yar.
himilada dadka yaryar: laszlo wuxuu noqday astaanta halyeeyada u furay albaabka lacagaha dijitaalka ah.
waa maalin lagu xuso dadaalka bulsho yar oo waqtigaas la dagaalameysey faham la,aanta shakiga iyo caqabadaha heystay.

sidee dunidu maanta ugu dabaaldegtaa?.

sanad kasta 22-da may bulshada crypto waxay u dabaal degtaa bitcoin pizza day iyadoo lasameeyo.
.tartamo iyo gadiyado(giveaways).
.post-yo xasuus ah oo lagu xuso qiimaga btc maalintaas.
.maqaallo iyo wacyigelin bulshada lagu barayo taariikhda bitcoin.
.pizza lacuno oo lagu xasuusto laszlo iyo ficilkiisii geesinimada lahaa.
binance crypto.com iyo shirkado kale oo waaweyn ayaa si gaar ah u xusa maalintaan iyagoo dhiirigeliya dadka cusub si ay u fahmaan halka uu ka yimid bitcoin.

maxaad ka baran kartaa?

.waxaad kaloo ka baran kartaa waxaad maanta bilowdo xitaa wax yar berrito wuxuu noqon karaa wax taariikh weyn.
.Waxaad ka baran kartaa in horumarku uu ka bilaabmo marka qof go,aan geesinimo leh qaato
.sidoo kale waxaad ka baran kartaa in Fikradaha aan la, aqoon ay noqon karaan kuwo beddela nidaamka caalmaka.
bitcoin pizza day waxay na xasuusineysaa in aanaan dhayalsan hal-abuurka waxay bareysaa qof walba inuu qeyb ka noqon karo isbeddelka.

sidee adigu ugu dabaaldegi kartaa?

.la wadaag pizza ama cunto bulshadaada real or virtual.
.Qor post wacyigelin leh adigoo isticmaalaya hashtag #bitcoinpizzaday.
.baro ama bar dadka kale taariikhda bitcoin
. Baro inaad barato ama latacaamusho xitaa hadiiay tahay wax yar oo kaliya.

gunaanad:pizza day oo noqotay taariikh.

10,000 bitcoin ayaa laga bixiyey laba pizza ah maanta waxaa laga helaa, casharro qoto dheer hal-abuurka go,aanka iyo riyada mustaqbalka.
haddaba su,aasha muhiimka ah ee adiga ku quseysa waxay tahay:
adigu maxaad maanta ku bilaabi doontaa si berri laguu xuso?

GET IN TOUCH

Kusoo biir telegram groupka

17 Comments

  1. AHMED DAUD

    May 17, 2025

    AA1122

  2. f368bet

    December 8, 2025

    Yo! F368bet has been treating me well. The bonuses are quite appealing, and the customer service was responsive when I had a small issue. Worth checking out for the promotions alone. Give f368bet a look.

  3. linkvao188betmoinhat

    December 18, 2025

    188BET got blocked again? No worries! linkvao188betmoinhat always has the latest working links. Saves me every time. Get in the game using linkvao188betmoinhat

  4. gamev9

    December 30, 2025

    Heard good things about gamev9. Gonna check it out for some chill gaming sessions. Hope it lives up to the hype! Check out gamev9

  5. mexivergasnombre

    January 10, 2026

    Curious about the meaning of mexivergasnombre? Looked it up and found some interesting stuff. Might be worth a quick search if you’re into etymology or just bored. mexivergasnombre

  6. fb88unitedstates

    January 11, 2026

    FB88UnitedStates, betting across the pond, eh? Wonder if they got the same footy odds…time to investigate! fb88unitedstates

  7. 6ffgame

    January 11, 2026

    Alright, 6ffgame! Another new one to try. Hopefully, the gameplay is solid. Let’s get this game on! 6ffgame

  8. 009bet

    January 11, 2026

    009bet, nice and clean. Let’s see if these odds are as good as the website design. Gonna place a few bets and hope for the best! 009bet

  9. mh88bet

    January 25, 2026

    Evening, gamers! Been sniffing around mh88bet for a while now. Decided to give it a go. Let’s see if it’s worth the hype! Get on it! mh88bet

  10. 123betapp

    January 25, 2026

    Just downloaded the 123betapp and I’m impressed! Super smooth and user-friendly, makes betting on the go a breeze. Plus, the notifications keep me updated on the latest scores and odds. A solid app for any serious bettor. 123betapp

  11. homebet88win

    January 25, 2026

    Homebet88win is worth giving a look at, guys. Seems to be a pretty solid platform with quite a few options. Don’t take my word for it but click here. homebet88win

  12. wc7777

    January 31, 2026

    Heard some whispers about wc7777 being the new hotness. Is it actually worth the hype, or just another flash in the pan?

  13. x444game

    January 31, 2026

    Yo, x444game! Heard some buzz about this one. Gonna check it out and see if it lives up to the hype. Wish me luck! Click here: x444game

  14. x44401

    January 31, 2026

    X44401, eh? The name’s got me curious. Let’s dive in and see what you’ve got. Wish me luck gamers!x44401

  15. 96clubpk

    February 24, 2026

    Hey everyone, 96clubpk is worth checking out. They have several options and the design is simple! You won’t regret it: 96clubpk

  16. bk66gamedownload

    February 24, 2026

    Yo, bk66gamedownload! Found some real gems here. Downloads were smooth and quick. Worth checking out, for sure! Go check bk66gamedownload.

  17. 88tayaph

    February 24, 2026

    Alright, 88tayaph is pretty solid. Found what I was looking for easily. Site’s not bad to navigate either. Give 88tayaph a look if you’re searching.

Leave a Comment

×