waa maxaay bear trap?

March 11, 2025

Falanqayn Qoto Dheer oo Ku Saabsan Isbarbardhigga 2017, 2021, iyo Saadaasha 2025 ee Bitcoin

Sawirkaan wuxuu muujinayaa in Bitcoin uu leeyahay wareegyo oo muuqda mar kasta oo uu kor u kaco, isagoo maraya xilliyo hoos u dhac oo dad badan ay u arkaan inay tahay burbur, laakiin dabadeedna uu si degdeg ah sare ugu sii kaco. Qodobka ugu muhiimsan ee sawirku tilmaamayo waa Bear Trap (dabin libaax), oo dhacda xilliyada kor u kacayaasha waaweyn.

Bear Trap waa xaalada suuqa oo qiimaha Bitcoin uu hoos ugu dhacayo si degdeg ah, taasoo dadka qaar u fasirtaan in suuqu burburayo.

Taas darteed, dad badan ayaa bilaaba inay iibinayaan lacagahooda si ay uga fogaadaan khasaaro weyn.

Laakiin hoos u dhacaasi waa mid “been abuur ah,” waxaana daba socda kor u kac aad u xoog badan oo dadkaas iibiyay ay markale dareemaan qoomamo.

2017: Qiimaha Bitcoin wuxuu sameeyey sare u kac weyn wuxuuna maray bear trap intii uu kor u sii socday, isagoo ka dib gaaray qiimo sare oo taariikhi ah ($20,000).

2021: Sidaas oo kale, waxaa jiray bear trap ka hor intii uusan Bitcoin gaarin qiimihiisii ugu sarreeyay ($69,000).

2025 (Saadaasha ): Sawirka wuxuu saadaalinayaa in Bitcoin uu markale marayo bear trap ka hor intii uusan gaarin qiimo sare oo cusub, taasoo noqon karta in uu gaadho inta u dhaxaysa $150,000 – $200,000. Sida ay sheegeen dad badan si qoto dheer wax u falan qeeya.

Dad badan ayaa ka cabsada markay arkaan hoos u dhac xooggan oo keenaya in ay lacagahooda iibiyaan.

Laakiin kuwa u dhabar adayga oo aan iibin Bitcoin-kooda inta bear trap-ka lagu jiro, waxay faa’iido weyn ka helaan koror kale oo imanaya.

Haddii saadaashu sax noqoto, Bitcoin wuxuu mar kale la kulmi doonaa hoos u dhac been ah ka hor inta uusan gaadhin qiimo sare oo taariikhi ah.

Haddii wareegii hore la raaco, suurtagal ma aha in 2025 uu Bitcoin sii joogo qiimo hooseeya.

Waxa ay u badan tahay inuu marayo bear trap, oo macnaheedu yahay hoos u dhac xadidan ka hor intii uusan sare u kac weyn samayn.

Taasi waxay fursad siinaysaa maalgashadayaasha si ay ugu sii diyaargaroobaan ugana faa iideystaan dhaqaaqa dambe

Haddii aad tahay maal-gashade Bitcoin, waa muhiim inaad taxaddar yeelato markaad aragto hoos u dhaca weyn sababtoo ah marar badan ayuu been abuur noqdaa.

Dadka haysta Bitcoin muddo dheer kadib ayey badanaa faa’iido badan helaan marka wareegga kor u kaca dhamaado.

Saadaasha 2025 waxay muujinaysaa in Bitcoin uu mar kale gaarayo heer cusub, laakiin waxa muhiim ah in la barto taariikhda hore si looga fogaado khaladaadka iibka degdegga ah.

18 Comments

  1. jjnnplataforma

    December 8, 2025

    Jjnnplataforma, sounds interesting. Hope the platform is user-friendly. Looking to try out some new games and hopefully win some money. jjnnplataforma

  2. 1wincassino

    December 18, 2025

    1wincassino, I’ve heard of it, yeah. Nothing particularly stood out, but nothing bad either. Standard online casino stuff, plenty of games to choose from. See if it’s your thing: 1wincassino

  3. 7slots

    December 30, 2025

    7slots. Okay so, they definitely have a lot of slots. The navigation can be a little tricky. I’ve seen better bonuses, but hey, it’s slots. Check it out yourselves here 7slots.

  4. jw7pakistan

    January 18, 2026

    Heard about jw7pakistan, it is different! See what they have to offer jw7pakistan

  5. 777betninecasino

    January 18, 2026

    Alright, I think I’ll give 777betninecasino a whirl and see what I think, The games seem diverse enough to keep my intention! Check it out: 777betninecasino

  6. j77login

    January 18, 2026

    Alright, j77login… Easy to log in, I’ll give it that. Haven’t explored the whole site yet, but first impressions are good. If you need quick access, this might be the one. Check them out at j77login.

  7. spins

    February 13, 2026

    kasinospill-med-ekte-penger

    my web site :: spins

  8. George

    February 13, 2026

    hvordan-tjene-penger-med-spilleautomater

    Have a look at my web-site gra – George

  9. pokies

    February 14, 2026

    best-online-slots-games-uk

    Stop by my webpage – pokies

  10. Jonathon

    February 15, 2026

    free-spins-on-first-deposit

    Take a look at my blog :: paypal (Jonathon)

  11. jackpot

    February 26, 2026

    online-casino-real-money-uk-no-deposit

    Here is my web blog … jackpot

  12. bingo

    February 27, 2026

    play-boom-casino-no-deposit-bonus-codes-for-free-spins-2026

    Here is my web page … bingo

  13. Zelda

    February 27, 2026

    free-palace-pokie-games-australia

    Also visit my site – winning – Zelda

  14. Doug

    February 28, 2026

    free-no-deposit-bonus-online-casino-australia

    Also visit my homepage; wins (Doug)

  15. Susannah

    February 28, 2026

    automaty-online-bonusová-bezplatná-otočení

    Here is my website – tricks – Susannah,

  16. bonus

    March 1, 2026

    keno-ověření-výhry

    Also visit my webpage :: bonus

  17. Pablo

    March 2, 2026

    happy-slots-casino (Pablo)-no-deposit-bonus

  18. https://JK-Energieberatung.de/casino-en-linea-vale/

    March 2, 2026

    tragamonedas-nuevas-gratis

    Feel free to visit my web site; game (https://JK-Energieberatung.de/casino-en-linea-vale/)

Leave a Comment

×