solana waa blockchain casri ah oo loogu talagalay wax qabad sare xawaare sare xawaare deg deg ah iyo qiimo jaban oo wax kala iibsi ah.
waxaa la, aasaasay sanadkii 2017 waxaana hogaaminaayey nin la,yiraahdo anatoly yakovenko oo horay uga soo shaqeeyey qualcomm. Ujeedkiisu wuxuu ahaa inuu xalliyo dhibaatooyinka waxqabadka ee heysta blockchain-yada caadiga ah sida ethereum- kuwaasoo xawaare hooseeya iyo kharashyo sare.
solana waxay la.timid hal-abuurnimo dhanka nashaqadda ah oo gaar ah, taasoo ka dhigeysa mid awood u leh iney ka shaqeyso in ka badan 50,000 transactions per second (TPs) iyadoo leh waqti sugitaan (latency) aad u hooseeya.
. Proof of history (poh)
mid ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee solana waa hal-abuurka proof of history (POH) waa tiknoolajiyad lagu cabbiro wakhtiga si ammaan ah oo lagu xaqiijin karo blockchain-yada kale sida bitcoin iyo Ethereum waxay ku tiirsan yihiin saacadda node kasta ama computer kasta taasoo abuuri karta iskhilaaf waqtiyeed , lkn poh waxay awood u siisaa shabadda solana in si isku mid ah u aragto wakhtiga iyadoo la,adeegsanaayo hash gaar ah oo si taxane ah loo soo saaray.
.sealevel. waa Smart contracts isku mar shaqeeya
Solana waxay leedahay runtime loogu magac daray sealevel kaasoo u ogolaanaya smart contracts iney si isku mar ah u shaqeeyaan (parallel execution) blockchain yada kale sida ethereum waxay xalliyaan smart contracts mid mid ah taasoo xaddideysa xawaaraha.
sealevel. Waxay solana siineysaa awood ay si isku mar ah u maamuli karto kumanaan smart contracts ah iyadoo adeegsaneysa processor-yada badan ee hardware-ka casriga ah tani waxay sare u qaadeysaa wax qabadka dapp-yada iyo defi.
. Turbine: habka faafinta block ga
Solana waxay isticmaashaa hab layiraahdo turbine oo ah hab lagu qeybiyo blocks-ka si deg deg ah oo wax ku ool ah waxay lamid tahay habka bit torrent u shaqeeyo iyadoo block-kasta loo kala qeybiyo qeybo yaryar oo loo kala diraa nudes-ka shabakadda .
habkaan wuxuu yareeyaa culeyska shabakadda wuxuuna kordhiyaa hufnaanta taasoo u sahleysa solana iney gaarto xawaare sare oo aan caadi eheyn.
.gulf stream: ka faa,iideysiga transmission hore:
gulf stream waa tiknoolajiyad kale oo gaar ah oo u sahleysa validator-yada iney kasii shaqeeyaan wax kala iibsiyo hahor inta aysan xitaa gaarin blockga tani waxay meesha ka saareysaa wakhti lumis waxayna si weyn u dedejisaa sugitaanka(confirmation) wax kala iibsiyada.
.pipelining & cloudbreak:
Pipelining: Waa hab xasuusta iyo xisaabinta loogu kala saaro talaabooyin, si loo dedejiyo xawaaraha.
Cloudbreak: Waa keyd xogeed (database) awood u leh in si toos ah loo balaariyo, si loo maareeyo malaayiin account oo firfircoon.
tiknoolajiyadahaani waxay si wada jir ah u xoojiyaan awooda solana ee maareynta xogta badan.
. Proof of Stake (PoS) iyo DeFi Ecosystem.
Solana waxay isticmaashaa Proof of Stake (PoS) oo lagu daray PoH si loo helo isku-dheelitirnaan u dhexeeya xawaaraha iyo amniga. Xubin kasta oo network-ka ah oo haysta SOL (token-ka Solana) wuxuu ka qaybqaadan karaa staking si uu u helo abaalmarin.
Waxaa jira barnaamijyo badan oo DeFi ah oo ka socda Solana, sida Raydium, Orca, Serum, Mango Markets, iyo kuwa kale – kuwaas oo bixiya adeegyo sida is-weydaarsiga decentralized, amaah, iyo dulsaar toos ah.
.NFTs iyo Gaming.
Solana waxay si aad ah ugu xooggan tahay qaybta NFTs iyo Ciyaaraha (Gaming). Suuqyada sida Magic Eden iyo Solsea ayaa hormuud u ah NFT-yada Solana. Sababta ay u caan noqotay waxay tahay xawaaraha sare iyo kharashyada aadka u hooseeya ee minting iyo trading NFT-yada.
Ciyaaraha sida Star Atlas iyo Aurory ayaa sidoo kale ka dhisan Solana, iyadoo la adeegsanayo blockchain-ka si loogu dhiso duniyo ciyaareed metaverse ah.
.SOL Token.
SOL waa token-ka rasmiga ah ee Solana. Waxaa loo isticmaalaa in lagu bixiyo khidmadaha wax kala iibsiga, lagu sameeyo staking, laguna maareeyo maamulka (governance) mustaqbalka. Waxa uu leeyahay xadad xadidan oo ah 489 milyan token, taasoo hoos u dhigaysa sicirka dhaqaale ee macmalka ah.
.Gunaanad
Solana waa mid ka mid ah blockchain-yada ugu casrisan uguna waxqabadka sareeya ee dunida maanta. Tiknoolajiyadeeda cusub sida Proof of History, Sealevel, iyo Turbine ayaa ka dhigaya mid u qalma codsiyada dApp, DeFi, NFT, iyo Gaming ee u baahan degdeg iyo dabacsanaan. Inkastoo ay jiraan caqabado iyo cilado uu mararka qaar la kulmay (sida network outages), horumarka uu Solana sameeyay ayaa ka dhigaya mid si weyn loogu tartamayo mustaqbalka blockchain.
Solana ma aha oo kaliya blockchain degdeg ah — waa hab cusub oo loo fikirayo mustaqbalka dhijitaalka ah.
33winvvip? Has anyone here had any experience with this site before? I’m looking for all the tips and tricks before taking a gamble! Try it here: 33winvvip
Alright so, 15winbet makes a decent impression. Navigating the site feels intuitive, and I appreciated the overall user experience. If you’re curious, check it out through 15winbet.
Yo guys, been playing on zh88222game. The games are pretty decent, and I’ve already scored some nice wins. Worth a look zh88222game if you’re looking for something new.
Djbete… hmmm, never heard of them. Time to do some digging. Hope their website isn’t janky! Looking for a smooth experience and some decent odds. Wish me luck! Find them at djbete
88online4… Okay, trying this one out for the first time. Hopefully not a scam. Will drop a small sum and see how it goes. Pray for me! Check their website 88online4
Alright, so I checked out nk88bet today. Pretty standard stuff, but it works, and I managed to snag a little win! Could be your lucky day too, try it at: nk88bet
Alright, listen up. Heard some good things about rr88link. Seems like a solid platform. Gotta check it out myself, but worth a look if you’re searching. Find it at this link: rr88link
Alright, listen up! 8kbetcc is where it’s at. I’ve hit some nice wins there, and the site is easy to navigate. Definitely worth a look if you’re looking for a new place to play. Give it a whirl: 8kbetcc
vivabong88wiki
Newbie here! Found vivabong88wiki. Seems like a good starting point. Anyone got any tips or tricks for a newbie? Appreciate the help!
jogodotigre777
Alright, jogodotigre777… names a mouthful but the games look fun. Don’t get lost in the jungle and pace yourself. jogodotigre777
rbd777
RBD777 is a solid choice. I like their selection of games and the overall experience has been good. Visit rbd777 and see what you think!
clubpk
Joining the ClubPK was the best decision I made this week! Good community and solid games. Join the fun clubpk.
188betvvip
188betvvip, eh? 188bet is fairly famous, but is the vip version any better? I have to check, because I need the best stuff! Check it out: 188betvvip
33winvvip
33winvvip? Has anyone here had any experience with this site before? I’m looking for all the tips and tricks before taking a gamble! Try it here: 33winvvip
kubet3vip
Kubet3vip? Never heard of her. Lets see if they have any good offers and promotions so I can start gambling. Access the main website: kubet3vip
15winbet
Alright so, 15winbet makes a decent impression. Navigating the site feels intuitive, and I appreciated the overall user experience. If you’re curious, check it out through 15winbet.
zh88222game
Yo guys, been playing on zh88222game. The games are pretty decent, and I’ve already scored some nice wins. Worth a look zh88222game if you’re looking for something new.
ppy777game
So, 777? ppy777game got me thinking about lucky numbers. Anyone had any big wins here? Need to make sure if it’s the real deal ppy777game.
gugobetlogin
Trying to log in with Gugobetlogin. Hoping the process is nice and smooth. Nobody likes a glitchy login! Login easily with gugobetlogin
djbete
Djbete… hmmm, never heard of them. Time to do some digging. Hope their website isn’t janky! Looking for a smooth experience and some decent odds. Wish me luck! Find them at djbete
88online4
88online4… Okay, trying this one out for the first time. Hopefully not a scam. Will drop a small sum and see how it goes. Pray for me! Check their website 88online4
nk88bet
Alright, so I checked out nk88bet today. Pretty standard stuff, but it works, and I managed to snag a little win! Could be your lucky day too, try it at: nk88bet
hm88asia
Heading to Asia online? hm88asia has all the local favorites. A great selection and easy to navigate. Join the fun at hm88asia.
rr88link
Alright, listen up. Heard some good things about rr88link. Seems like a solid platform. Gotta check it out myself, but worth a look if you’re searching. Find it at this link: rr88link
8kbetcc
Alright, listen up! 8kbetcc is where it’s at. I’ve hit some nice wins there, and the site is easy to navigate. Definitely worth a look if you’re looking for a new place to play. Give it a whirl: 8kbetcc
ar777apk
Downloaded the ar777apk and it’s pretty smooth. Easy to use on my phone, and the games load fast. Worth downloading if you’re on the go: ar777apk
iv88slot
Heard about iv88slot, gave it a try, and I’m not disappointed. Nice graphics, user-friendly site. Try your luck: iv88slot